Qeexid

"ld durbaan."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga gurbaan oo kali ah:
  • "Soomaalida waxay ku maahmaahdaa Gurbaankii la xado goob lagu yeeriyo ayuu rabaa, Xaglo Geel wax gunti la geliyo ka weyn, waxaa uun la rabaa meeshii kuraahtaas lagula fariisan lahaa"ayuu yiri Sakariye Maxamuud Xaaji Cabdi.
  • Baryihii hore maadaama reer miyi loo badnaa waxay dadku tumaan jireen gurbaano/durbaan oo ilaa iminka reer guuraagu tuntaan iyo mararka qaar magaalooyinka dalkeeni.