Qeexid

"(f.g) Geedo, timo iwm jarid."

Qeexid Kale

(f.g) Cunto digsi ku jirta ka bixin. 4. (f.g) Miro geed ku yaal ka goyn. 5. (f.g) War qof ka jiibin. 6. (f.mg) ld gur2.

Qeexid Xigta

(f.g) Wax meel yiil ka qaadid.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Gudbe naxwe,

Gudbe / transitive

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga gur oo kali ah:
  • Shaki kuma jiro in ay garaadkiisa siyaasadeed ay saamayn ku lahayd korriimadii uu ku soo koray gurigii saldanadda looga talinayay.
  • Wafdiga ayaa sidoo kale qiimeyn ku sameyay dhaqalaha ku baxaya guryo loo dhisayo dadka xeryahaasi ku nool si ay ugu noolaadaan, iyadoo dhismaha guryaha dadkaasi ay wadi doonto dowladda Federaalka balse kor kala socon doonaan hey'addaha QM.