Qeexid

"ld gunno."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga guno oo kali ah:
  • Wax mushahar ah oo aanu qaadanay ma jiro, balse waxa jirta guno ah laba boqol oo dollar qofkii, laakiinse malaha dadku waxay doonayeen anaga oo lacag sharci darro ah qaadana oo badhna ku qayilna, badhna mushahar ka dhigana.
  • Sidoo kale shaqaalaha wasaarada ayaa ah kuwo u adeega bulshada iyagoo an war mushahaar ah ama guno ah ka helin dowlada Puntland.