Qeexid

"ld gundhis. Bir yar oo caarad dhuuban iyo gawl leh oo kabaha iwm lagu tolo."

Qeexid Xigta

ld gundhin.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga gundhi oo kali ah:
  • Nasiib darro Xayaad uma soo joogsan Biixi, oo inta ay ka mishiiqsatay, iskagana gundhisay oo weliba ku tidhi ereyo aflagaado ah ayey agtiisa ka dhaqaaqday, "Miskiin" ayaa ka mid ahaa, ereyadiiay ku tidhi.
  • Mashaa'ikhdaan ayaa waxay ku tilmaameen xasuuqii ka dhacay deegaankooda inay lug weyn ku leedahay Muqawamada iyagoo xusay in qaraxii lala begsaday ciidamada Ethiopa uu gundhig u ahaa dilka dadkaan rayidka ah.