Qeexid

(-tayaal, m.l/dh) Qof wax addoonsada.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga gumeyste oo kali ah:
  • Bishii May 1854, Richard waxaa loo badalay magaalada Cadan ee waddanka Yamen, si uu u soo basaaso dadka Soomaalida ah oo xillagaas ay gumeysteyaashu wax yar ka yaqiinneen.
  • Sheekhu wuxuu ka biyo diiday inuu ku hoos noolaado gumeyste isagoo ka door biday inuu geeriyoodo isagoo dhawraya sharafta Diinta iyo dalka.