Qeexid

"Hab dawladaha waaweyni kaga maroorsadaan dawladaha yaryar xorriyaddooda, dhaqaalahooda iwm."

Qeexid Xigta

ld gumeysasho.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga gumeysi oo kali ah:
  • Ummaddihii dulmanaa waxay xoojiyeen halgankii ay ugu jireen in ay ka xoroobaan caddaadiska iyo gumeysiga boqortooyadii guunka ahayd ee Xayle, horaantii 1970 aadkii.
  • Xafaladaan ayaa isugu jirtey warbixino iyo xog waran ayaa dhinaca kale lagu xusey 26 June oo ah markii gobolada Woqooyi Galbeed xornimada ka qaateen Gumeysiga Ingriiska.