Qeexid

"/dh Geedgaab qodax, mayrax, xabag iyo miro leh oo ka mid ah dhirta daawada leh."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga gumar oo kali ah:
  • Gumar Sheel ( 1905 ) waxa uu ahaa dagaalkii ugu horeeyay ee uu la galay Amxaardii oo markaas isku dayaysay inay la wareegto dhamaan dhulka Soomaaliyeed iyadoo markaas timid Taytayle ( Balcad ).
  • Gaarigani ayaa la xaqiijiyay in uu ku rogmaday Waadiga Faa gumare ee duleedka Bari ee degmada Baladweyn xili wadadasi ay mashquul ku ahaayeen Gaadiid Fara badan oo siday shixnado Gargaar.