Qeexid

"ld gumuc."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga gumac oo kali ah:
  • Doraat ayey aheyd markii afar caruur ah ay ku geeriyoodeen degmada Garoowe lix kalena ay ku dhaawacmeen kadib markii caruurtaasi oo ciyaareysay kubad ay sidoo kale ku fara ciyaareen gumaca qoriga RBG ee loo yaqaan Sabanka, markii danbena qarax uu sababay.
  • Wariyeyaal booqday goobta uu qaraxu ka dhacay ayaa sheegay inay arkeen qaybo ka mid ah jirka ruuxii qaraxa fuliyay iyo suunkii uu xirnaa oo ay ku tixan yihiin gumacyo loogu talogalay inay qarxaan, balse aan qarxin.