Qeexid
Halka bisqintu ka baxdo oo xubnaha taranka ee dadka ka sarreysa.
Qeexid Xigta
(-rro, m.dh) Dhaawac dab oo biskooday.
Halka bisqintu ka baxdo oo xubnaha taranka ee dadka ka sarreysa.
(-rro, m.dh) Dhaawac dab oo biskooday.
magac / noun
Lab / masculine
m.l
Qeexid: /dh Geedgaab qodax, mayrax, xabag iyo miro leh oo ka mid ah dhirta daawada leh.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Baabi'inta wax la baabi'iyo.
Qeexid Xigta: ld gumaadid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g1
Labdhedig: -xay, -xday
Qeexid: Bir wax aan af ama caarad dhuuban lahayn ka dhigid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Bir aan af ama caarad dhuuban lahayn.
Qeexid Xigta: ld gumaaxid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g1
Labdhedig: -aaday, -aatay
Qeexid: Wax baabi'in.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg1
Qeexid: (-xmay, -xantay; -xmi) Wax gumaaxmay noqosho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid Xigta: ld gumaad1 (2).
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg4
Labdhedig: -xnaa, -xnayd
Qeexid: Wax la gumaaxay ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid Xigta: ld gumaax1 (2).
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: ld gumuc.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.f.dh
Qeexid: eeg gumaaxan1.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg1
Labdhedig: -ray, -rtay
Qeexid: Dambas noqosho (dab).
Qeexid Xigta: Si ba'an u gubasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Ur ka soo baxa harag, iwm oo aad u gubtay.
Qeexid Xigta: Gubashada wax ay aad u gubtaan.
Qeexid Kale: ld gamaarid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.f.dh
Qeexid Xigta: ld gumaaxnaansho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: ld gungaarid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg1
Labdhedig: -ray, -rtay
Qeexid: Ka g.: wax ka jibakeenid; ka salgaarid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: (-dyo, m.dh) Cunto; gasiin.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g
Labdhedig: -ray, -rtay
Qeexid: (f.g) Meel tegid.
Qeexid Xigta: (f.g) Cid, cid ka horreysa ka daba tegid.
Qeexid Kale: (f.g) Jir cananno ku suntid. 4. (f.g) Dhiil, abxad iwm dahaarid. 5. (f.mg) Wax, wax ku filnaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
g (Gudbe) - Gudbe (transitive) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: (nax.) Magac guud iyo magac g.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Wax cid si gooni ah u khuseeya.
Qeexid Xigta: Qof loo xilsaaray, inuu ilaaliyo xafiis, dukaan iwm.
Qeexid Kale: G. ah: khaas ah.4. Dhaawac callirsan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]