Qeexid

"Baabi'inta wax la baabi'iyo."

Qeexid Xigta

ld gumaadid.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga gumaad oo kali ah:
  • Waxaan ugu baaqaynaa maamulka, inuu qaado waddada ugu sahlan ee dhibka lagu yarayn karo, uuna ka fogaado isticmaalka hubka wax gumaada, si loo badbaadiyo dhiig badan oo data, loona yareeyo khasaaraha shacabka soo gaari kara.
  • "Maanta wixii kadnbeeya umasiidulqaadan karno Xasiloonidarida kasii socota Magaalada Muqdisho,islamarkaana lagu Gumaadayo,Haweenka iyo Caruurta aan waxba galabsan"ayuu yiri Xaaji Cabdi Iimaan oo Gebagebadii Shirka Saxaafada halkaas kula hadlay.