Qeexid

"Koox yar oo fardooley ah oo dagaal u jeedda."

Qeexid Kale

ld gulfid.

Qeexid Xigta

Orod aan xawli ahayn oo waqtiga dhiillada iyo colaadda la sameeyo.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga guluf oo kali ah:
  • Waa markii ugu horeysay oo ay maamulka Kismaayo ka hadlaan gulufyo ciidan oo todobaadkii ugu dambeeyay ka socday Gobolka Gedo, iyadoo dadka Kismaayo ay si weyn ugu dhegtagayaan waxa xigi doona hanjabaadan.
  • Shaati Guduud oo markii u horeysay ka hadlay tuhunka kooxdiisa lagu tuhunsan yahay inay saacidayso guluf colaadeed oo Jen.