Qeexid

"Markab dagaal oo quusa."

Qeexid Xigta

ld gujeyn.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga gujis oo kali ah:
  • Sidaa darteed waxaanu doorbidnay inaanu bulshada u soo bandhigno qayb ka mid ah taariikh-nololeedkii Xaaji-Gujis.
  • Abwaanka caanka ah Axmed Saleebaan Bidde, oo ka mid ah shakhsiyaadkii ay isku kacaanka ahaayen, muddo badana ay ku wada noolaayeen hargeysa ayaa ka mid ahaa dadkii wax laga weydiiyay taariikhda Xaaji-Gujis.