Qeexid

ld gujeyn.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga gujin oo kali ah:
  • Gabadha uurka lihi waxey dareemi kartaa in ilmuhu soo gujinayo markey tahey 4 ilaa 5 bilood.
  • Gabadha uurka lihi waxey dareemi kartaa in ilmuhu soo gujinayo markey tahey 4 ilaa 5 bilood.