Qeexid

"Jirrid xabaalan oo geed la jaray ka hartay."

Qeexid Xigta

Sabuul gallay oo mirihii laga finjilay.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga gufi oo kali ah:
  • Sannadihii 1993kiina wuxuu qayb libaax ka qaatay isu soo dhawaanshaha beelahii taageersanaa SNM oo xilligaas qaarkood xurgufi dhex martay.
  • Kooxahaasi Dilka geystay ayaa la sheegay in ay Maxbuuskaas banaanka Xabsiga ku sugayeen,kadib markii ay Ogaadeen Olele loogu jiro siideyntiisa,iyadoo la sheegay in Xurgufi hore uga dhexeysay Ninka la dilay iyo Kooxahaasi.