Qeexid

"Meel guf gelin."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga gufee oo kali ah:
  • In la gufeeyo lana daweeyo carqaladahaa iyo dhibaatooyinka haysta Afrika, lana waafajiyo waaqica siyaasiga ah ee ka taagan Afrika.
  • Caawimo aan badnayn oo uu Carabta ka heli jirayna waxay u ahayd kaabe dhaqaale oo uu marba ku gufeeyo wixii la soo gudboonaada.