Qeexid

"Hab cayaarta waalada loo dheelo oo laba qof si isweydaar ah gacmaha isu dhaafsadaan."

Qeexid Kale

ld gudbid.

Qeexid Xigta

Babac.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga gudub oo kali ah:
  • Hargeysa(Haatuf): Ururka xuquuqda Aadamaha ee Bariga Afrika (EAHRW) ayaa can baareeyay xadhigii dhowaan lagula kacay Qareen Jaamac Maxamed xaashi oo ay ku timaameen mid xad gudub ah, xuquuqda aadamaha.
  • . Waa in Maxkamad heer Caalami ah la saaro, cidii ay ku caddaato in ay geysatay Tacadi iyo ku xad-gudub xuquuqda aadamaha ah.”