Qeexid Xigta

ld gudaal, gudmo (2), gudniin.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Fal naxwe,

Fal / verb

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga gudid oo kali ah:
  • Gudidu waxey go’aan ka gaadheysaa in eedeysanuhu yahey dembiile iyo in kale.
  • S/land dadka codbixinaya oo la shaciyey Gudida doorashada Somaliland ayaa maanta 20.06.2010 si rasmiya u shaaciyey liiska kama danbaysta ah ee codbixiyayaasha doorashooyinka Madaxtooyadda ee todobaadka soo socda dalka ka dhici doona.