Qeexid

"Cid wax u dhiibid."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga guddoonsii oo kali ah:
  • Gebogebadiina waxa shahaadooyinkii ay mutaysteen lagu guddoonsiiyay 32-ka arday ee tabobarku u dhammaaday oo hablo u badnaa.
  • Cabdi Faarax Siciid Juxa oo ka hadley goobta isla markaana shahaadooyinka guddoonsiiyey ayaa hambalyeeyey 72ka Macalin ee uu shahaadada siiyeey isagoo dhinaca kalena u mahadceliyey maamulka iyo Macalimiinta Kulliyadda waxbarshada ee GTEC.