Qeexid

"Go'aan."

Qeexid Xigta

Maamul guddoomiye madax ka yahay.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga guddoon oo kali ah:
  • Ugu horrayn waxa madashaa lagu guddoonsaday in gooni-isu-taaga Somaliland uu muqaddas yahay, marka labaadna in la turxaan bixiyo beelihii khilaafka sokeeye ka dhexeeyay.
  • Xildhibaanno kale oo ka tirsan baarlmaaanka ayaa iyaguna qaba inuusan waqtida shaqo ee guddoonka baarlamaanka uusan dhammaan, ayna dhacayso dowladda haddii guddoonka baarlamaanka uu dhaco.