Qeexid

"(-yayaal, m.l) Nin madax u ah guddi. ld guddoonshe."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga guddoomiye oo kali ah:
  • Guddoomiye Shariif Xasan waxaa kaloo uu sheegay in xubnaha Isbahaysigu ay soo dhoweynayaan ciidamada ka socda Qaramada Midoobay kuwaasi oo badali doona ciidamada Itoobiya ee ku sugan Soomaaliya.
  • Dowlada Kenya oo Mareykanka ku eedeysay in ay hortaagantahay Nabad ka dhalata Soomaaliya. 17 Oct 2010- Guddoomiye ku xigeenka baarlamaanka dalka Kenya Faarax Macallin Maxamed wuxuu intaas ku daray inuusan wax xiriir ah la lahayn Xarrakatul-Shabaab..