Qeexid

"ld guddoomin."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga guddoomis oo kali ah:
  • Dadweynahaasi waxaa sidoo kale la socday maamulka, saraakiisha, ganacsatada, haweenka iyo waxgaradka kale ee magaalada, kuwaasoo uu horkacayey ku simaha gobolka Cabdullaahi Cabdi Cali Koofi iyo weliba Faadumo Xaaji Xuseen oo guddoomisa ururka haweenka.
  • Guddoomisada ayaa sheegtay in joojiyeen howlihii burburinta ee maamulkeeda waday, iyadoo tilmaamtay in ay tixgeliyeen cabashooyinka ka yimid dadka degmada C/casiis, waxayna sheegtay in mar danbe aysan bilaabi doonin howlaha ay diidan yihiin shacabka.