Qeexid

"eeg guddoomi. ld guddoomis."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Fal naxwe,

Fal / verb

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga guddoomin oo kali ah:
  • Sheekh Aadan Madoobe oo kulankii maanta shir guddoominayey ayaa waxaa waxaa uu magacaabay Guddi kasoo shaqeeya arrimaha dib u heshiisiinta oo la shaqeyn doona wasaaradda dib u heshiisiinta.
  • Kulankan oo ay shir Guddoominayeen Guddoomiyaha Baarlamaanka Sh.