Qeexid

"Dad loo xilsaaray inay ka arrimiyaan xaajo doodi ka taagantahay."

Qeexid Xigta

Dad loo xilsaaray inay socodsiiyaan maamul dawladeed, shirkadeed iwm.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga guddi oo kali ah:
  • Guddigaan oo ka koban 18 xubnood ayaa waxa madax u ah Cabdirashid Maxamad Xidig oo xildhibaan ka ah Barlamanka DFKMG ah.
  • Waxa kaloo jira guddi heer qaran ah oo madaxweynuhu u saaray inay ka soo tallo bixiyaan qaabka haweenka iyo beelaha laga tirada badan yahay siyaasadda looga qaybgelin karo, arrintaas sideed u aragtaa?