Qeexid

"Iftiin la'aan; mugdi."

Qeexid Xigta

Bisha dayaxa lagu tiriyo qaybteeda dambe; mugdi.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga gudcur oo kali ah:
  • Inkastoo wararku sheegayaan in laydhkii ergo loo diray oo dib loo soo sasabay ayaa haddana dadka qaarkii cabsi darteed isla xoqayaan oo sida fiinta gudcurka kasii baqayaan.
  • Markaas buu nebi Yoonis baryey Eebbihiis inuu ka saaro gudcurka, Eebbana wuu ka aqbaley.