Qeexid

eeg gudboon. ld gudboonaansho.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Fal naxwe,

Fal / verb

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga gudboonaan oo kali ah:
  • Joojinta howlaha oo ay hay'adaan ku dhawaaqday ayaa la xusay inay dhibaatooyin kala soo gudboonaan karaan boqolaal qof oo ay hay'adaan ka kaalmeyn jirtay dhinacyada waxbarashada iyo caafimaadka.
  • Howlwadeenada Isbitaalka Kismaayo ayaa u sheegay saxaafadda in bukaanno dhowr ah ay uga baxeen isbitaalkaas dawo la'aan la soo gudboonaantay, iyagoo xusay inay aad ugu farxeen kaalmooyinkaan dawo ee la gaarsiiyay.