Qeexid

"Wax habboon ahaansho."

Qeexid Xigta

Wax wax kale la siman ahaansho.

Tusaalooyinka Isticmaalka

Tusaale

“Marka la joogo ugarasboorama Xamar iyo Kismaayo waa g.yihiin.”

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga gudboon oo kali ah:
  • Dadka Soomaalilaand waxaa la gudboon inay u ololeeyaan in dastuurka laga saaro qodobka odhanaya guurtidu waa golaha dalka ugu sareeya waayo nin ayaa nidaamkan ku sallaxanayay si uu inta uu nool yahay talada u hayo.
  • Sidaa aawadeed, waxaa la gudboon Shacbiga reer Somaliland madax iyo shicib-ba, mucaarad iyo muxaafadba inay ilaaliyaan nabadgelyada iyo jewiga xasilloon ee lagu sugan yahay, isla markaana ay adkeeyaan midnimada guud iyo wadar ahaanta bulshada iyo Qaranka.