Qeexid

"(-yayaal, m.l/dh) (c.nafl) Noole, sida badan cayayaan oo ka qaada deriskunoole qof oo u gudbiya qof kale sidaas darteed ay cudur u keenaan. Sida kaneecadu u tahay gudbiyaha duumada, filaariyasiga iyo qandho dillaanta."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga gudbiye oo kali ah:
  • Cabashadii ay gaadiidleydu qoraalka ugu soo gudbiyeen weriye C/Raxman X. Daahir waxaanay u qornayd sidan.
  • Maxamad Saalax Tusbaxle kaas oo u gudbiyey Ceerigaabo.