Qeexid

"Meydhaan."

Qeexid Kale

ld gudbin.

Qeexid Xigta

Nooc legdinta ka mid ah oo qofka xagga dambe la isu dhaafiyo.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga gudbis oo kali ah:
  • Wasiirka arrimaha gudaha Pakistan Moinuddin Haider ayaa sheegay in xeerka caalamiga ahi uu farayo Pakistan inay u gudbiso dawladda eedayn u haysa dambiile la qabtay, sidaas awgeed ay ugu gudbinayaan Bin Shabah dalka Maraykanka.
  • France oo qaraar u gudbisay UN-ka Dowlada Faransiiska ayaa hordhigtay Qaramada Midoobay qaar ku saabsan sidii looga hortagi lahaa kooxaha burcadbadeeda ah ee maraakiibta ku afduubta xeebaha Somalia.