Qeexid Xigta

ld gudub1 (3).

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Fal naxwe,

Fal / verb

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga gudbid oo kali ah:
  • Si kastaba ha ahaate Gudoomiyaha Cusub ee Gobalka Hiiraan ee uu dhowaan soo magacaabay Ra'isal wasaraha waxaa uu wajahayaa marxalado adag oo ay u baahan tahay ka gudbid, taasoo ah amaanka gobalka Hiiraan.
  • Ka gudbida nidaamkii hab beeleedku waxa uu qaatay muddo ka badan intii loogu talo galay, dawladihii ka abuurmayna may noqon kuwo u hano-qaaday sidii la filayey.