Qeexid

"/lg2 G./u g.: wax, wax kale dhaafin."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Gudbe naxwe,

Gudbe / transitive

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga gudbi oo kali ah:
  • Agaasimuhu wuxuu sheegay inay diideen inay barnaamijyadooda u gudbiyaan Al-shabaab, maadaama idaacadu tahay mid madaxbanaan, barnaamijyadoodana ay iyaga u gaar yihiin; wuxuuna sheegay in lagu amaray inay idaacadu xirnaato ilaa berri.
  • Wafdigan oo la hadlay warbaahinta intii aysan ka dhoofin Muqdisho ayaa sheegay inay u gudbiyeen Madaxda DF qaabka ay Ahlusuna u doonayso inay awooda kula qaybsato DF.