Qeexid

"Wax la guday ahaansho."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga gudan oo kali ah:
  • Raiisal wasaaraha & Guddoomiyaha Baarlamaanka uu Xajka kusii jeeda Mas’uuliyiintan ayaa gudanaya Xajka sanadkan, maadaama Xajku uu yahay mid ka mid ah Tiirarka Diinta Islaamka, oo qof kasta oo Muslim ah looga baahan yahay inuu Xajiyo marka uu awoodo.
  • Bal haddaba adiga ka sheekee ninka raba inuu yiraahdo anaga oo Hawiye ah ayaa Raxaweyn naga aargudaneysaa?