Qeexid

"Geed-gaab laamo dhuudhuuban leh oo dhala miro macaan oo loo yaqaan yicib."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga gud oo kali ah:
  • Madaxweyne Cadde oo indhowaale aan imaan Garowe ayaa horey uga baaqsadey dalab uga yimid guddiga joogtada ee Barlamanka Puntland kaas oo ay damacsanyen in ay wax ka weydiyaan qoddobo muhiim ah.
  • Cali Max'ed Geeddi oo haysto xadgudubyo uu u geystay shacabka Soomaaliyeed intii uu mas'uulka ahaa" ayuu yiri saraalka xeer ilaalinta ka tirsan.