Qeexid

"Waxyaaba dhaqso u holca."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga gubte oo kali ah:
  • Meles ayaa sheegay in ciidamdiisa ay hada dagaal faraha looga gubtey ay kula jiraan kooxo hubeysan oo diidan joogitaankooda.
  • "Waxaan maqalnay qarax weyn, waxaana xigay dab weyn oo ka dhashay Bakhaar lagu iibiyo shidaalka" ayuu yiri goobjooge ku sugan Bakaaraha, kaasoo sheegay in dadka dhintay ay ahaayeen ganacsato ay gubteen xoolahooda.