Qeexid

"Dab ku waxyeelloobid."

Qeexid Kale

Ka g.: waxyeello cid loo geestay ka xanaaqid.

Qeexid Xigta

Kulayl dareemid.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga gubo oo kali ah:
  • Waxay Qabqableyaasha u iibiyaan hubka iyaga lagu gubo oo lagu gummaado.
  • Dhinaca kale, “Solar Energy” ma laha qiiqa waxyeelada leh ee hawada gala marka la gubo dhuxusha iyo shidaalka (Batrool ama naafto), qiiqaas oo hawada markuu ku milmo ee dadku neef ahaan u qaato ku keena dhibaato caafimaad.