Qeexid

"ld gubid."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga gubis oo kali ah:
  • Jarista, gubista iyo banaynta dhuleed ee la dabar-gooyay dhirtii ka bixi jirtay degaano badan oo ku yaal Somaliland, ayaa iyana jirta.
  • Gubistaa ayaa ku soo beegantey booqasho Madaxweynaha Somalia ku tagey wadanka Jabuti taas oo dad badan u fasirteen in ay tahay talaabo siyasadeed.