Qeexid Xigta

ld gubis, gubniin.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Fal naxwe,

Fal / verb

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga gubid oo kali ah:
  • Dhacdooyinka kale ee lama ilaawaanka ah waxa ka mid gubiddii Banka Diida Waaleed (Ban Geri, Jigjiga) 1952, xasuuqii Dhagaxbuur (Nasrullaahi), dagaaladdii Olol Diinle (Mustaxiil)gubiddii Eeshaca ee horaantii lixdankii iyo meelo kale oo badan.
  • Xarakada Al-shabaab ayaan ka hadlin gubida gaarigan, waxaana lagu soo beegay iyadoo dhawaan afhayeenka Al-shabaab uu ku dhawaaqay in hay’adaha gargaarka ay ka shaqeyn karaan Gobollada ay ka taliyaan si shacabka loo gargaaro.