Qeexid

eeg gubo. ld gubad (3).

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Fal naxwe,

Fal / verb

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga gubasho oo kali ah:
  • Dhaawacyadaan ayaa u badnaa ardaydii iyo waalidiintooda oo ay soo gaareen dhaawacyo aad u xun oo gubasho u badan.
  • Hay'adda UNHCR waxay sheegtay in 13 qof oo ka badbaaday shilkan oo ay ku jiraan laba haween oo waaweyn iyo wiil iyo gabar yaryar laga helay xeebaha Soomaaliya, iyadoo ay jirkooda ka muuqdeen gubasho uu sababay shidaal doonida saarnaa.