Qeexid

"Dhul-xeebeed, kulul, aan geedo lahayn, cusboole ah oo ku dhereran badda cas."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

urur naxwe,

urur / collective

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga guban oo kali ah:
  • . Afkii dab yiri ma guban.
  • Maxaad uga guban la'dahay caqli gaabka maalin walba dushaada ku waxyeelaynaya dadkaagii?