Qeexid

"eeg gumaar; dhaawac dab oo biskood."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga gub oo kali ah:
  • Taliye xigeenka la weeraray oo lagu magacaabo Cali-yare, ayay kooxaha ka horjeeda DF ee ku sugan degmadas waxay gubeen gurigiisa horrantii bishan iyagoo begsanayay isaga balse xilligaas guriga ka maqnaa.
  • Haddaba habeenkani wuxu ahaa habeen aan intaa midnaba ahayn oo ugub ku noqday dadka Soomaaliyeed ee deggan magaalada Abu Dhabi ee Imaaraadka Carabta.