Qeexid

"ld goyn."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga goys oo kali ah:
  • Howlgal ciidan ayay sidoo kale ciidamada Dowlada saaka ka wadaan goobo u dhow dhow Isgoyska KM4 kaasoo la sheegayo inuu ku garab socdo midka Uganda wado ana jirto wax hub ah oo ay soo qabteen ama miino ah oo ay heleen Ciidamada Uganda.
  • Qaraxan oo ka dhacay agagaarka Isgoyska Towfiiq ee degmada Yaaqshiid ayaa waxaa u soo gurmaday markiiba ciidamada dowladda iyo kuwa Itoobiya oo goobta qaraxa uu ka dhacay la wareegay halkaasi oo howlo baaris ah ay ka fuliyeen.