Qeexid

"eeg goo. ld goys, goysmo."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Fal naxwe,

Fal / verb

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga goyn oo kali ah:
  • Carson, wuxuu sheegay in aan Maraykanku qorshayn, oo tilmaamin, oo uusan jaangoyn hawlaha military ee ay wado xukuumada Somalidu.
  • Al-shabaab oo fulisay gacan-goyn Ururka hubeysan ee Al-shabaab ayaa maanta xukuno ku fuliyay 4-wiil oo dhalinyaro ah, kadib markii ay dhawaan xukuntay Maxkamad ay leyihiin, waxaana dhalinyaradan laga gooyay lug iyo gacan isdhaaf ah.