Qeexid

Wax la gowracay ahaansho.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga gowracan oo kali ah:
  • Hadda waan ku gowracanahay oo anagaa is badnay.
  • Neef gowracan geed kama waabtee anigoo gagabaya ayaan waxa aan magan u noqday wadaaddadii.