Qeexid

"Biraynta xoolaha la qalanayo la bireeyo si hilibkoodu u xalaaloobo."

Qeexid Xigta

ld gowricid.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga gowrac oo kali ah:
  • Gowraca ehelku waa guul, garaadkuna weli kama korin reer Garas waa gob iyo reer Gumar waa gun.
  • Waxaana xaqiiqa ah in dad badan oo maanta islaamnimo sheegnaya aanan arrimahaas oo dhan laga wada helaynin aysanna nadar oofintiis u gowracayn ilmohooda ama boqol geel ah.