Qeexid

"Haadda dunida ku nool midda ugu weyn, aan duulin, sur dheer oo aan dhogor lahayn, baalal qurxoon leh oo hilibkeeda la cuno."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga goroyo oo kali ah:
  • Hadal waxa dilay agnaanka halka xun ku dhufta marka uu hadlayo Marka geella loo heesayo, goroyo looma heesho Qof waliba hadalkiisuu ku qiimaysan yahay Nin weyn oo qawl ka dhacay, waa geed qolofi ka dhacday Nin waalan tolkiibaa u miyir qaba.
  • Waxaa kale oo Idaajaa jecelyahay aadna u sharaxaa (sida laga dheehan karo faallooyinkiisa) gabayadii Cali Dhuux Aadan Goroyo, oo ahaa gabayaa Soomaaliyeed oo noolaa waqtigii Daraawiishta.