Qeexid

Dhiig sanka ka yimaada.

Qeexid Kale

ld gororid.

Qeexid Xigta

Hoore yar oo weel salkiis ku jira.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga goror oo kali ah:
  • Waxay taladii ku soo gorortay inay indho isku qabad ku tagaan meel aanay ogayn, waxay kala kulmi doonaan iyo waxa mustaqbalkoodu ku damayn doono.
  • “Hawraar gahaydhiyo, Maah-maah go’ xidhatiyo, Gololada sarbeebta ah, Halka ay ku gorortiyo, Godankiyo ishaad tahay,”