Qeexid

Wax meel yaal oo aan nuuxsaneyn ama la xooray ahaansho.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga gorofsan oo kali ah:
  • Ka dibna way heshay, isagoo keligi jidka baabuurta iyo guryaha dhexdooda gorofsan, sidii dameer bakhtiyey.
  • Ka dibna way heshay, isagoo keligi jidka baabuurta iyo guryaha dhexdooda gorofsan, sidii dameer bakhtiyey.