Qeexid

"G. ah: haruub ama weel duug ah ceel iwm oo aan muddo la isticmaalin."

Qeexid Xigta

Haruub.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga gorof oo kali ah:
  • Kildhigaal, ayaa sheegay in haatan qorshayaashii shirkaas badankoodii uu gorofta ka dhigay oo ay sameeyeen kabihii iyo dharkii ay xidhan lahayd dawladda Soomaaliya dib loogu samayn lahaa.
  • Ka dibna way heshay, isagoo keligi jidka baabuurta iyo guryaha dhexdooda gorofsan, sidii dameer bakhtiyey.