Qeexid

Neef madaxa midab gaar ah ku leh; neef gordan.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga gorod oo kali ah:
  • Wax la yidhi, daayeerku habeenkii galaba gorodduu is kula jiraa.
  • C/kariin Xasan Gorod,Kaaki Cumar Bood iyo Xubno kale oo Meydka kasoo qaaday Magaalada Nayroobi.