Qeexid

"(-rro, m.dh) Nooc haadda hilib kunoolka ah ka mid ah, jaadad badan u kala baxda, xoog badan oo duullimaad dheer."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga gorgor oo kali ah:
  • Shacabka Puntland ayaa fikarado kala duwan ka qaba talaabada barlamanka Puntland ka qaadey xukuumada Cadde Muse halka dad kale ay shaki ka muujinayaan in ay aqalka wakiilada ay ka tahay gorgortan siyasdeed.
  • Ibraahim Xasan Caddoow ay doonayaan inay jagooyin muhim ah kula gorgortamaan DF marka la isugu yimaado shirka Jabuuti maalinta berri oo Sabti ah.