Qeexid

"(-fayaal, m.l/dh) Nooc ka mid ah gorgorka oo ka weyn guduriga."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga gorfe oo kali ah:
  •  Marka intaa la helo, Urrurada Siyaasiga, Golayaasha Barlamaanka, iyo Xukuumadda Somalilandba inay isla gorfeeyaan wixii xal noqon lahaa iyo sidii arrinkan looga gudbi lahaa.
  • Intaa wixii ka sokeeya se, gorfeynteennu waxa ay caddayn kartaa sida xeeldheerida leh ee uu Raage u adeegsaday labada agab kamidka ah higillada waxsheegga ee kala ah: Ekeeyeha iyo Hummaagyeynta, oo runtii HEERSARE ah.